Maamulka Galmudug oo amaro cusub ku soo rogay ganacsatada Qaadka (Akhriso)
Wasaaradda Maaliyadda Galmudug ayaa mar kale amar ka soo saartay Qaadka yimaada degaanada Galmudug, iyadoo wasaaraddu ugu yeertay ganacsatada Qaadka ka soo dajiya Garoomada diyaaradaha inay iska soo diiwaan galiyaan Xafiiska Wasaaradda Maaliyadda, cidii qaadan waydana ay Dowladdu tilaabo ka qaadayso. Warqadda amarkan lagu xusay ayaa waxaa ku Saxiixan wasiir ku Xigeenka Wasaradda Maaliyadda Galmudug … Continue reading Maamulka Galmudug oo amaro cusub ku soo rogay ganacsatada Qaadka (Akhriso)
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed